Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Caweeska Radiofabrik: waa Barnaamij ku bixi doona Af-Somaali oo laga sii deyn Doono Radio Fabrik Salzburg Barnaamijku waa Barnaamij loogu tala galay Dadka Somaaliyeed ee ku nool Austria guud ahaan gaar... mehr anzeigen

Caweeska Radiofabrik: waa Barnaamij ku bixi doona Af-Somaali oo laga sii deyn Doono Radio Fabrik Salzburg Barnaamijku waa Barnaamij loogu tala galay Dadka Somaaliyeed ee ku nool Austria guud ahaan gaar ahaan dadka Ku nool Gobolka Salzburg oo ah halka Radio Fabrik kasoo baahiyo.

Somali PrimeTime Radio Program is a Monthly based Somali Radio Program which will be Aired from Radio Fabrik Salzburg. The Program is purely meant for Somali Speaking Society and contains News, Sports and Business articles as well as interviews with Somali intellectuals here in Salzburg.

weniger anzeigen
Station

Radiofabrik