Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

14.12.2016

Barnaamijka caweeska wararka maanta waxaan idinku soo deyn doonaa wararkii ugu danbeeyay caalamka iyo Ciyaaraha, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka ah barnaamijka dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan maanta idinku hayno Trump oo weli wada dagaalka Twitter-ka iyo qodobo kale.

Barnaamijka cafimaadka waxaan idiinku hayno maanta caafimaadka ilkaha iyo qodobo kale oo xiiso leh.

yaanan ka tagin waxaa qeyb sidoo kale ka ah heeso xul.

Sendereihe

Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Zur Sendereihe Station

Radiofabrik

Zur Station
Thema:Jugendliche
Sprache: Somali
Teilen: