Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

26.10.2016

Barnaamijka Caweeska Radio Fabrik maanta waxaan idinku haynaa wararkii ugu danbeeyay caalamka: Hogaamiya xisbiga FPÖ Hainz Christian Strache oo weerar Afka ah ku qaaday Angela Merkel.

Barnaamijka ciyaarahana waxaan kusoo qaadan doonaa qodobadii ugu danbeeyay wararka ciyaaraha, iyo kulamda caawa dhacaya ee koobka Carling Cup “ Manchester United vs Manchester City oo ku balansan gagida Old Traford iyo qodobo kale oo xiiso leh!

Barnaamijka dhalinyarada maanta waxaan ku soo qaadan doona dhibaatada qabyaalada dhalinyarada qurbaha.

Barnaamijka ganacsiga iyo dhaqaalaha waxaan kusoo qaadan doona Sweden oo mamnuucday Drons-ka kaamaraduhu ku xiranyihiin iyo qodobo kale.

Barnaamijka Saadaal ee cafimaadka waxaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin dhibaatooyinka cafimaad ee dhabar xanuunka.

Barnaamijka waxaa dhex taal u ah sugaan aad u macaan

Sendereihe

Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Zur Sendereihe Station

Radiofabrik

Zur Station
Thema:Jugendliche
Sprache: Somali
Teilen: