Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik

25.01.2017

Waxaa barnaamijka qeyb ka noqon doono warka caalamka oo aan maanta idinku hayno qodobada warka caalamka ugu xasaasisan, waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doono Trump oo durba bilaabay qorshe uu ka xanibayo qaxootiga yimaada mareykanka, barnaamijka ciyaaraha waxaan kusoo qaadan doonaa qodobadii ugu danbeeyay wararka isboortiga oo ay kamid yihiin Kane oo ku tilmaamay doqonimo in uu ka tago Spurs, liverpool oo coutinho heshiis cusub ka saxiixaysa iyo qodobo kale.

barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doono ganacsiga iyo dhaqaalaha oo aan qodobo idinka hayno. iyo waliba barnaamijka cafimaadka ee sadaal. waxaa kaloo qeyb ka ah heeso macaan!!

Sendereihe

Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Zur Sendereihe Station

Radiofabrik

Zur Station
Thema:Soziales
Sprache: Somali
Teilen: