Qeybta Iabaad
03.04.2020
1. Waa maxay „meelaha aan labgali karin“?
Goobaha dadweynaha sida jardiinooyinka qaar iyo garoomada ciyaarta qaarkood
waa inaan la galin. Waxaana lagu calaamadiyey xarig iyo
quful. Booliisku haddii ay meelahaa kugu qabtaan waxay kugu ganaaxayaan 300 ilaa 3600 euro!
2. Aroosyada, duugta iyo booqashooyinka isbitaalka
Aroosyada iyo booqashooyinku wakhtigaan lama ogola.
Bestattung Wien wuxuu bixiyaa talo iyo caawimaad hadii geeri dhacdo.
Munaasabadaha aaska waa la ogolyahay laakiin howshu waa inay la wargaliyaa Bestattung Wien.
Booqashada isbitaalka waa mid si weyn u xaddidan oo mamnuuc ah.
Mamnuucista booqashada waxay quseysaa waalidiinta waaweyn. Booqashada carruurta
iyo dhalinyarada waxaa loo oggol yahay hal qof.
Carruurta aan qaan gaarin iyo dadka u baahan daryeelka gaarka ah hal
Qofka waa la ogol yahay.
Sendereihe
Corona Information Vienna – Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna]
Zur Sendereihe StationOrange 94.0
Zur StationÄhnliche Beiträge
- برنامه های دولت به مردم بخاطر مهار کرونا aus der Sendereihe „Corona Information Vienna – Farsi Edition“ 03.04.2020 | Orange 94.0
- Qeybta koobaad aus der Sendereihe „Corona Information Vienna – Somali...“ 01.04.2020 | Orange 94.0
- الحلقة ألأولى aus der Sendereihe „Corona Information Vienna – Arabic...“ 01.04.2020 | Orange 94.0
- Folge 1: Corona-Virus: Entstehung, Maßnahmen, Regeln und Schutz aus der Sendereihe „Corona Information Vienna – German...“ 01.04.2020 | Orange 94.0
- EPISODE 1: The Corona: Virus: What Rules and Measures apply to our lives in... aus der Sendereihe „Corona Information Vienna – English...“ 01.04.2020 | Orange 94.0
- برنامه – آگهی کرونا، ویانا aus der Sendereihe „Corona Information Vienna – Farsi Edition“ 01.04.2020 | Orange 94.0
- „Armut ist die Krankheit“ aus der Sendereihe „FROzine“ 31.03.2020 | Radio FRO 105,0
- #Stimmlagen: Corona in Europa, Corona im Web aus der Sendereihe „#Stimmlagen – Das Infomagazin der Freien...“ 26.03.2020 | Gemeinschaftsprogramme