Qeybta koobaad

01.04.2020 Taxanaha aan kaga hadlayno qaabuqa loo yaqaano  Covid 19 wuxuu kaaga jawaabayaa su’aalo aad u muhiim ah oo aad ka qabi karto sida la iskaga ilaaliyo iyo shruucda laga soo saaray sidii loo xakameyn lahaa faafidiisa. Wuxuu saameeyay xanuunkaani nolosha dadka dunida oo dhan, waxaanan diirada saaraynaa shuruucda dawladda iyo maamulka Vienna soo rogeen. Tani waa qeybta koobaad, waxaanan idin kugu soo gudbinaynaa luuqadaha kala ah, af Jarmal, Ingiriis, Faarsi, Carabi iyo Soomaali.
Sendereihe

Corona Information Vienna – Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna]

Zur Sendereihe Station

Orange 94.0

Zur Station
Thema:Gesundheit Radiomacher_in:Hamdi Adbullahi
Sprache: Somali
Teilen: