Qeybta Iabaad

03.04.2020 1. Waa maxay „meelaha aan labgali karin“?  Goobaha dadweynaha sida jardiinooyinka qaar iyo garoomada ciyaarta qaarkood  waa inaan la galin. Waxaana lagu calaamadiyey xarig iyo  quful. Booliisku haddii ay meelahaa kugu qabtaan waxay kugu ganaaxayaan 300 ilaa 3600 euro!  2. Aroosyada, duugta iyo booqashooyinka isbitaalka  Aroosyada iyo booqashooyinku wakhtigaan  lama ogola.  Bestattung Wien wuxuu bixiyaa talo iyo caawimaad hadii geeri dhacdo.  Munaasabadaha aaska waa la ogolyahay laakiin howshu waa inay la wargaliyaa Bestattung Wien.  Booqashada isbitaalka waa mid si weyn u xaddidan oo mamnuuc ah.  Mamnuucista booqashada waxay quseysaa waalidiinta waaweyn.  Booqashada carruurta  iyo dhalinyarada waxaa loo oggol yahay hal qof.  Carruurta aan qaan gaarin iyo dadka u baahan daryeelka gaarka ah hal  Qofka waa la ogol yahay.
Sendereihe

Corona Information Vienna – Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna]

Zur Sendereihe Station

Orange 94.0

Zur Station
Thema:Gesundheit Radiomacher_in:Hamdi Adbullahi
Sprache: Somali
Teilen: