The challenges of integration

08.10.2022

Barnaamijkeena Ileys podcast qeybtiisa labaad wuxuu ku saabsanyahay is-dhexgalka iyo waxbarashada carruurta Soomaalida ee wadankaan ku nool iyo caqabadaha nololeed ee guud ee ka haysta wadankaan iyo la qabsigiisa.
Waxaa marti iigu ah Ahmed Taajir Cabdullahi Yusuf oo mudo dheer gudoomiye ka soo ahaa jaaliyadda Soomaalida ee Austria gaar ahaan magaaladda Vienna.

This episode of Ileys podcast is about integrational challenges for Somalis here in Vienna and the educational difficulties for the Somali kids in Austria, especially in Vienna.
Our today’s guest is the former chairman of Somali community in Vienna.

Sendereihe

Ileys Podcast

Zur Sendereihe Station

Orange 94.0

Zur Station
Thema:Society Radiomacher_in:Hamdi Abdullahi
Sprache: Somali
Teilen:

Ähnliche Beiträge