Caweeska Wararka Radio Fabrik

25.05.2016

Barnaamijka Caweeska wararka fiidnimo ee Radio Fabrik Maanta waxaan kusoo qaadan doonaa Doorashadii madaxweynaha ee Austria iyo qodobo kale oo la xiriira Qaxootiga, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doona Dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan kusoo qaadan doono Japan Tuugo si xafadeysan u dhacay Bangiyo ku yaal halkaas, iyo Shirikada daawooyinka sameysa ee Bayer oo iibsaneysa shirikada Monsanto oo ah shirkad dhanka beeraha ah, waxaa kaloo qeyb ka noqon doona barnaamijka caafimaadka oo aan kusoo qaadan doono Dhabar xanuunka iyo waxyaabaha sababa, Shaqada habeenkii iyo dhibaatooyinka caafimaad ee ka dhasha, waxaa sidoo kale qeyb ka ah ciyaaraha, barnaamijka waxaa dhex taal u noqon doona Heeso macan.

Sendereihe

Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Zur Sendereihe Station

Radiofabrik

Zur Station
Thema:Politik
Sprache: Somali
Teilen: