Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

10.08.2016

Barnaamijka Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) waxaaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin “ Austria iyo Turkiga oo khilaaf xoogan soo kala dhex galay“, qaxooti buux dhaafiyay magaalada Milaano iyo somalia oo lagu baaqay in maamul loo dhiso gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Ciyaaraha waxaaan kusoo qaadan doona Paul Pogba oo ku biiray Manchester United iyo dood laga keenay lacagta xad dhaafka ah ee lagu gatay.

Dhaqaalaha iyo ganacsiga waxaan kusoo qaadan doona shirkada farsameeysa Bastooladaha Glock oo fadhigeedu yahay Austria oo lacag badan faa’iiday iyo Walmart oo iibsaneysa JET.COM

barnaamijka waxaana ka maqneyn heeso aad u macaan.

Sendereihe

Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Zur Sendereihe Station

Radiofabrik

Zur Station
Thema:Jugendliche
Sprache: Somali
Teilen: